|
Goobtii loogu talo galay Muusiqoda aduunka oo isu bedeshay madal diineed |
|
Xuska maalinta Muusiqada aduunka oo ku beegnayd 21ka jun ayaa markii ugu horaysay loo qoondeeyaya in laga xuso Somaliland kadib markii ay xukuumaddu heshiis lasoo gashay wadanka Fransiiska oo bixinaayay qarashka xafladda
|
|
Read more...
|
|
MAMA was founded on a traditional culture of story telling and oral literature and this has continued to form the basis for its growth. Its publications embody a transition to the written form, a process that empowers the individuals involved as well as adding to the limited number of educational publications available within the community. The publications are also aimed at the host community, where they promote understanding and integration.
|
|
|
Wax walbo oo layaab leh arkay; tanna waa ii dhinneed.
Waxaan bishii hore la kulmay, nin iyo naagtiisa oo muddo dheer isqilaafsanaa oo dhibaatooyin fara badanna isa soo gaarsiiyay, haddana raba in ay tusaale u noqdaan qoosaska Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibbadiisa.
|
|
Read more...
|
|
|
Sidaad u noqon lahayd Qof Guulaysta |
Mawduucan waa mawduuc muhiim ah qof walbana uu ku hamiyo in uu noqdo noloshiisa qof walbana oo inaga mid ah ku hamiyo mar walbana uu is hor dhigo
Sideebaan ugu gulaysan karaa noloshadayda anan u noqon karaa qof guul ka soo hooya wax walba oo uu u dhaqaaqo
|
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
| Results 1 - 8 of 181 |